Shabelle Media Network
A Gateway To Accurate News [ Shabelle.net Radioshabelle.com ]
- Website
- shabellemedia.com · all feeds from this site
- Feed URL
http://shabellemedia.com/feed/
Read it in your FeedListing reader
Or add to: Feedly Inoreader Raw feed
Latest posts
-
UPDF Commences Withdrawal of Bilaterally Deployed Troops in Somalia
KAMPALA – The Uganda People’s Defence Forces (UPDF) has embarked on the drawdown of troops deployed in Somalia under bilateral arrangements with the Federal Government effective immediately. The first cohort of troops under the phased withdrawal operation have already arrived…
-
Uganda oo war kasoo saartay Ciidamadeeda ka baxaya dalka Soomaaliya
KAMPALA – Taliska Ciidanka Difaaca Uganda (UPDF) ayaa xaqiijiyay in uu bilaabay qorshaha ka bixitaanka ciidamadii Uganda ee ku sugnaa Soomaaliya, kuwaas oo qeyb ka ahaa iskaashiga militari ee labada dal. War qoraal ah oo maanta oo Isniin ah kasoo baxay taliska milatariga Uganda,…
-
Wasaaradda Gaashaandhigga oo kulan la yeelatay agaasimayaasha waaxyaha iyo shaqaalaha wasaaradda
MUQDISHO – Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Gaashaandhigga, Mudane Yuusuf Cali Maxamed, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Shaqaalaha iyo Taakulaynta, Mudane Ibraahim Aadan Ibraahim, iyo Agaasimaha Guud ee Difaaca, Mudane Cabdulqaadir Abuuukar Maxamed, ayaa maanta kulan guud…
-
Puntland Police Seize Truck Carrying Illegal Weapons in Garowe
GAROWE, Somalia — Puntland police have seized a truck carrying illegally possessed firearms at a security checkpoint in Garowe, the regional capital of Nugal, authorities said. The seizure took place at the Laacdheere vehicle checkpoint during a security operation conducted by…
-
Somali Parliament Speaker Arrives in Djibouti for Four-Day Official Visit
DJIBOUTI — Somalia’s House of the People Speaker, Abdiqadir Mohamed Nur Jama, arrived in Djibouti on Monday for a four-day official visit aimed at strengthening parliamentary cooperation and bilateral relations between the two neighbouring countries. Jama and a delegation of…
-
Ciidamada Puntland oo gacanta ku dhigay hub sharci-darro ah
GAROOWE – Ciidanka Booliska Puntland, gaar ahaan Taliska Qaybta Booliska Gobolka Nugaal, ayaa howlgal baaritaan iyo sugidda amniga ah oo ka socday barta hubinta gaadiidka ee Laacdheere, magaalada Garoowe, ku qabtay gaari nooca xamuulka ah oo siday hub sharci-darro ah.…
-
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo bogaadiyey doorka WHO ee xoojinta badqabka caafimaadka Soomaaliya
Muqdisho – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa xarunta dhexe ee wasaaradda ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) u qaabilsan Soomaaliya, Dr.…
-
Suudaan oo dacwado ka dhan ah Itoobiya u gudbisay Qaramada Midoobay iyo Midowga Afrika
KHARTUUM – Dowlada Suudaan ayaa Itoobiya ku eedeysay inay ciidanka RSF u oggolaatay inay dhulkeeda ka soo qaadaan weerarro diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ah, halka Addis Ababa ay hore u beenisay inay taageerto kooxdaas. Khartuum ayaa sheegtay inay cabashooyin ka gudbisay…
-
Erdoğan oo sheegay in Turkiga uu diyaar u yahay dadaal kasta oo lagu xaqiijinayo nabad waarta oo ka dhalata Ukraine
ISTANBUL – Madaxweynaha Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan, ayaa sheegay in dalkiisu diyaar u yahay inuu sameeyo dadaal kasta oo suurtagal ah si loo gogol-xaarto nabad caddaalad ku dhisan oo laga gaaro dagaalka u dhexeeya Ukraine iyo Ruushka. Erdoğan ayaa hadalkan ka jeediyay…
-
Somali Information Minister Visits Embassy in Cairo
CAIRO, Egypt — Somalia’s Minister of Information, Culture and Tourism, Abdifatah Qasim Mahmoud, has visited the Somali Embassy in Cairo during an official working trip to Egypt. The minister was welcomed at the embassy by Somalia’s Ambassador to Egypt, Ali Abdi Aware, and other…
-
Somalia’s House Speaker Arrives in Djibouti for Four-Day Official Visit
DJIBOUTI — Somalia’s House of the People Speaker, Abdiqadir Mohamed Nur (Jaamac), arrived in Djibouti on an official four-day visit aimed at strengthening parliamentary cooperation and bilateral relations between the two neighboring countries. Nur was welcomed at Djibouti’s…
-
Somalia Holds Second Generational Dialogue on Peacebuilding and Good Governance
MOGADISHU — Somalia’s Ministry of Interior, Federal Affairs and Reconciliation has held the second phase of its Generational Dialogue on Peacebuilding and Good Governance in Mogadishu, bringing together young people, women and other members of society to discuss state-building…
-
Somalia’s House Speaker Congratulates New Arab Parliament President
MOGADISHU — Somalia’s House of the People Speaker, Abdiqadir Mohamed Nur (Jaamac), has congratulated Saad bin Sulaib Al-Otaibi on his election as the new president of the Arab Parliament, wishing him success in carrying out his new responsibilities. In a congratulatory message,…
-
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo wafdi uu hoggaaminayo ku gaaray dalka Jabuuti
JABUUTI – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), iyo wafdi xildhibaano ah oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Jabuuti ee caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti. Guddoomiyaha iyo wafdigiisa waxaa garoonka…
-
Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee Qaahira
Masar, Qaahira – Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, oo safar shaqo ku jooga dalka Masar, ayaa maanta booqasho rasmi ah ku tagay xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee…
-
Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Muqdisho ku qabatay wajiga labaad ee Wadatashiga Jiilasha ee Nabad-dhiska
MUQDISHO – Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay wajiga labaad ee Wadatashiga Jiilasha ee Nabad-dhiska iyo Dowlad-wanaagga. Madashan oo ay ka qaybgalayaan jiilal kala duwan, oo ay ku…
-
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Carabta
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Carabta, Mudane Sacad Bin Saliib Al-Cutaybi, isagoo u rajeeyey guul iyo horumar ku…
-
Somalia’s New Navy and Coast Guard Commander Assumes Office
MOGADISHU — Somalia’s newly appointed Navy and Coast Guard commander, Col. Mohamed Abdulkadir Sharif Bocorrey, has officially taken over from his predecessor, Brig. Gen. Abdiwahab Abdullahi Omar, in a handover ceremony in Mogadishu. Following the transfer of command, the two…
-
South West Leader Holds Security Meeting as Lafta-Gareen Forces Step Up Military Activity in Bay
MOGADISHU, Somalia — South West State leader Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe chaired an emergency security meeting in Baidoa to assess the deteriorating security situation in the region, as forces loyal to former regional president Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen reportedly…
-
Sheekh Aadan Madoobe oo guddoomiyey shir hadlay xoojinta amniga Koonfur Galbeed
Baydhabo – Hoggaamiyaha Dowladda Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo looga hadlay xaaladda guud ee amniga deegaannada Koonfur Galbeed, kaas oo diiradda lagu saaray qiimeynta xaaladda amni, xoojinta sugidda amniga iyo…